| ← Psalms (134/150) → |
| 1. | Bal eega, Rabbiga ammaana, Rabbiga addoommadiisa oo dhammow, Kuwiinna goor habeennimo ah guriga Rabbiga dhex taaganow. |
| 2. | Gacmaha u taaga macbudka xaggiisa, Oo Rabbiga ammaana. |
| 3. | Rabbigu Siyoon ha idinka soo barakeeyo, Kaasoo ah kii sameeyey samada iyo dhulkaba. |
| ← Psalms (134/150) → |